Sacuudiga oo dib u soo celiyey Markab xoolo ka qaaday dekeda Berbera (Sababta)

Boqortooyada Sacuudiga ayaa dekadda Magaalada Berbera ku soo celisay Markab waday xoolo Ari u badan oo gaaraya 20 kun oo Neef, kaasoo u rarnaa Ganacsatada wax ka dhoofsada Maamulka Somalliland. Markabkan oo ku xirtay Dekadda Magaalada Jiddah ayaa lagu amray inuu dib u laabto ka dib mar laga waayey  warqadda Caafimaadka xoolaha ee dowladda Federaalka … Continue reading Sacuudiga oo dib u soo celiyey Markab xoolo ka qaaday dekeda Berbera (Sababta)